Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

CIID WANAAGSAN KU CIIDA

Publicerat fredag 20 oktober 2006 kl 11.28
1 av 2
Ciid wanaagsan
2 av 2
Ciidul Fitri

Waa barnaamij aannu ku xuseyno ciidda barakeysan ee ciidul Fitriga.

Faaaahfaahin intaa dhaafsiisan ka daalaco

<sverigesradio.se/p2/eid>

Maalinta Salaasadda taariikhduna tahey 24-ka bisha Oktoober, waxaa idaacadda Iswiidhen mowjaddeedda P2 iyo tan caalamiga ah ee raadiyaha Iswiidhen ey si toos ah uga baahin doonaan daarta kulanka ee xaafadda Husby barnaamijyo la xiriira ciidda barakeysan ee Ciidul Fitri-ga.

Barnaamijyada goobtaasi sida tooska ah uga bixi doona iyo saacaddaha ey baahi doonaan ayaa ah sidan:

Soomaaliga    17:00 - 17:20     P6 iyo P2

Kurdiga           17:20 - 17:40    P6 iyo P2

Carabiga        17:40 - 18:00     P6 iyo P2

Iswiidhishka   18:00 - 19:30     P2

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min Lista".