Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

CODKA Arbaco 2006-10-25

Publicerat onsdag 25 oktober 2006 kl 16.13
Fredrik Reinfeldt oo laba wasiir magacaabey

Madaxa dawladda dalka Iswiidhen Fredrik Reinfeldt oo soo bandhigey wasiirrada cusub ee uu u magacaabey dhaqanka iyo ganacsiga dibadda, Lena Adelsohn Liljeroth iyo Sten Tolgfors sida ey u kala horreeyaan.

Kadib kolkii ey jagooyinkaasi iska casileen Maria Borelius iyo Cecilia Stegö.

Barnaamijka maanta waxyaabaha aad ku maqli doontaan waxey kala yihiin.

  • Wasiirudawlaha dalka Iswiidhen Fredrik Reinfeld oo shaleyto buuxiyey labadii kursi ee ey iska casileen wasiirkii dhaqanka iyo wasiirkii ganacsiga Cecilia Stegö Chelo iyo Maria Burelius.
  • Barnaamij ballaaran oo aan ku maamuuseyno ciidda barakeysan ee Ciidul Fitri oo ey wada jir u soo abaabuleen idaacadda caalamiga ah ee raadiyaha Iswiidhen iyo laanta muusikada ee P2, kana dhacdey xaafadda Husby.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min Lista".