Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/
Ett avsnitt från Raadiyaha Iswiidhen
Faadumo " Meesha waayeelka uun baa li geyn"
Tor 03 dec 2015 kl 14:01
Poddka idaacada maanta ayaan ku soo qaadan doona xaalada ay waayeelka soomaaliyeed ku suganyihin Iswiidhan. Ma nolol ay ku qanacsanyihiin ba mise soomaaliya ayey doonayaan in ay ku laabtaan.

Fikirka ay ka qaban mustaqbalka muxuu yahay, kuwee ba doonaya in lugu xanaaneyo goobta waayeelka.

Maqal Fadumo Ali oo aan diidmo ka qabin in lugu xanaaneeyo meesha dadka waaweeyn , Abukar Abdi Hussein oo keli degan, hasayeeshe ka soo horjeeda in la dejiyo meeshan, Ali Adan oo dalka 48 sano ku noola, qorshahiisu na yahay in u afrika ku laabto marku gaboobo, iyo Abdi Haji oo gudoomiye ka ah uruka soomaalida da´da hawlgabnimada gaadhay.


Programmet tillhör kategorin: News in other languages
Alla avsnitt från programmet Raadiyaha Iswiidhen
Raadiyaha Iswiidhen
Tor 31 mar 2016 kl 14:01(12 min)
Raadiyaha Iswiidhen
Tor 24 mar 2016 kl 14:01(18 min)
Raadiyaha Iswiidhen
Tor 17 mar 2016 kl 14:01(9:46 min)
Raadiyaha Iswiidhen
Tor 10 mar 2016 kl 14:01(19 min)
Raadiyaha Iswiidhen
Tor 03 mar 2016 kl 14:01(12 min)
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".