Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/
Ett avsnitt från Raadiyaha Iswiidhen
Rajada iyo saan saanta sannadka cusub 2016ka
Tor 31 dec 2015 kl 14:01
Macsalaamo waxaynu leenahay sannadka 2015ka innaga oo soo dhaweynayna kan 2016ka.

Sannad weliba oo cusub waxuu wataa Rajadiisa iyo reyn reyntiisa. Sidee ayuu noqon doonaa sannadkan cusub ee 2016ka? Ma noqon doonaa sannad bulshada soomaalida isku soo dhaweeya? Xaaladaha caalamka sida midda cimilada iyo argagaxisada ma noqon doonaa mid wax ka baddela? 

Arrimahas iyo kuwo kaloo badan ayuu barnaamijkan qaaska ah ku saabsanyahay. Waxaana ka qayb-galaya Ciid Maxamuud Xussien, Maxamad Maxamuud iyo weliba Cabdi-Nuur Saleemaan oo dhamaantood ah dhageystiyaasha laanta af-soomaaliga ee Raadiyaha Sweden. 

Waxaa soo diyaariyey oo daadihinaya weriye Warsame Elmi.



  



Programmet tillhör kategorin: News in other languages
Alla avsnitt från programmet Raadiyaha Iswiidhen
Raadiyaha Iswiidhen
Tor 31 mar 2016 kl 14:01(12 min)
Raadiyaha Iswiidhen
Tor 24 mar 2016 kl 14:01(18 min)
Raadiyaha Iswiidhen
Tor 17 mar 2016 kl 14:01(9:46 min)
Raadiyaha Iswiidhen
Tor 10 mar 2016 kl 14:01(19 min)
Raadiyaha Iswiidhen
Tor 03 mar 2016 kl 14:01(12 min)
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".