CODKA Arbaco 2006-05-09

Barnaamijka maanta waxaad ku maqli doontaan:

  • Sagaalka bisha Maajo oo loo dabaaldego maalinta Yurub, gaar ahaan dhammaan waddammada ku bahoobey ururka midowga Yurub oo uu dalkani Iswiidhanna ka mid yahey.
  • Göran Persson, oo muddo lix bilood ah horteed xilkii ra’iisel wasaarenimo ka degey oo tooshku misna dib u qabtey.
  • Warbixintii saddexaad ee cimilada oo ey soo saartey heyadda Qaramada Midoowdey. Middaasina oo la sheegey iney u baahan tahey si deg deg ah in wax looga qabto.
  • Xaafadda Rinkeby oo isu diyaarineysa sannadguuradii 15-aad ee carwo buugaagta aqalka umadda.