CODKA Arbaco 2007-08-29

Barnaamijka maanta waxaad ku maqli doontaan.

  • Hogaamiyaha xisbiga Folk partiet dhowaantanna jagada hogaamiyenimo ka degi doona oo warar xog ogaal ahi caddeeyeen inuu sii heyn doono jada wasiirnimo.
  • Dawladda Iswiidhen oo soo bandhigtey qorshaheeda cusub ee ku aadan dhaqaalaha kaalmada ee ey u fidiso waddammada soo koreya.
  • Dood la xiriirta Farshaxanle Lars Vilk iyo sawir uu ku matalayo Nebi Maxamed.
  • Kulan ka dhacey magaada Göteborg, laguna falanqeynayey soomaalida Göteborg iyo Mineapolis.