Cabdiriaaq Maxamed Xuseen, ku dhaqan magaalada Eskilstuna ahna macallin dhiga xisaabta ee dugsiyada hoose dhexe.

Wuxuu ka mid ahaa dadyoowgii fikirradooda qoraal iyo hadal ahaanba uga dhiibtey maqaalooyinkii taxanaha ahaa ee lagu soo daabacey wargeyska Göteborgs Post.

Cabdiriaaq Maxamed Xuseen, ku dhaqan magaalada Eskilstuna ahna macallin dhiga xisaabta ee dugsiyada hoose dhexe. wuxuu ka mid ahaa dadyoowgii fikirradooda qoraal iyo hadal ahaanba uga dhiibtey maqaalooyinkii taxanaha ahaa ee lagu soo daabacey wargeyska Göteborgs Post.

Cabdulqaadir ayaa qaba in waxyaabo badan ee suxufigu ku caddeeyey maqaalladaa yihiin kuwo badankood xaqiiqda saameeya.