Ida Maxamed Guure oo ah gabar soomaaliyeed, hoowsheeduna tahey tarjume cayiman iyo Cabdulqaadir Salaad Cali
waa saraakaal ka howlgasha arrimmaha bulshada ee xaafadda Spånga Tensta ee degmada Istockholm.
Dhinacyada ey maqaallada lagu soo daabacey wargeyska Göteborgs Post ayey la xiriireen Waxbarashada, muqaadaraadka, waalidnimada, hooyga, dembiyada iyo wixii la mid ah.
Suäaashii ugu horreysey ee dooddaa la xiriirtey ayaa aheyd haddii ey dhinacyadaa ku jiraan kuwo Ida iyo Cabdulqaadir si gaar ah u taabtey. Iyo dooddii dhammaanteed.