CODKA Khamiis 2007-11-08

Barnaamijka maanta waxyaabaha aad ku maqli doontaan waxaa ka mid ah

:

Iskool ka midda Iskoolada ku yaala dalka Finland oo rasaar lagu furey, halkaas ooy ku geeryoodeen dad gaara haya 8 ruux iyo dhib geeystii oo asna istoogtey. Sidee beey u arkaan dhalin yaradda somalida ee dagan dalkaan iswiidhan kuwo ka midah.

Cuduradda lagu kala qaado galmadda oo ku sii baddana haya bulshadda reer Iswiidhan. Waa sidee wax qabaddka ururadda ka shaqeeya ka hortagga cuduradaas, ku weese ka midda kuwa laga walwalka qabo.

Maqaallo taxane ah ee wargeyska Göteborgs Post, sideebay u arkeen soomaalidu. Maxeeyse ugu war celiyeen saxuufigii Maqaaladaas qorey.