CODKA Khamiis 2007-11-15

BarnaamijkaBarnaamijka maanta waxyaabaha aad ku maqli doontaan waxaa ka mid ah:

. Sadex ka midda xisbiyadda talada dalkaan Iswiidhan haya, oo go,aan wadda jira ka soo saarey. Fakarkaan ayaa ku wajahan dadka soo galootigaa ee hayasta ama sharciga daganaashaha ee doona ya ineey keenaan helkooda dalkan Iswiidhan.Wasiirka arimaha isdhexgalka Syamko Sabuni, ayaa daafacdey fikarkaas.

. Wareeysiyo aan la jeelanay dad kamidda somalida dagan dalkan Iswiidhan, ku waa soo argtidooda ka dhiibana haya sideey u arkaan nolosha muslimiintu kula sugan tahay dalkan Iswiidhan. Taa soo inta badan dumarku ay la kulmaan tacadiyo ka soo gaara Xijaabka

..Qadka, ama jaadka oo gumaad ban ku haya bulshadda soomaliyeed, gaar ahaan kuwa dagan Magaalada Göteborg. Ku waa soo qeela dhaan u dirsaday masuuliyiinta Gobalkaas.