CODKA Arbaco 2007-11-21

Barnaamijka maanta waxaad ku maqli doontaan.

  • Wararkii ugu muhiimsanaa ee toddobaadka

  •  Kulan sannadeed loogu magac darey ”maalmaha xuquuda baniaadamka”, ee ka qabsoomey magaalada Istockholm

  • Bannaanbax ka dhacey magaalada Istockholm loogana soo horjeedo sida ey sheegeen ka qeyb galayaashii xasuuqa ka dhacaya magaalada Muqdisho
  • Dhakhtar soomaaliyeed ee u tabarucey cilmigiisa iyo tabartiisaummadda soomaaliyeed.