
CODKA Khamiis 2007-11-26
Barnaamijka maanta waxyaabaha aad ku maqli doontaan waxaa ka mid ah:
- Maxeey ka qortey jariidada SvD safarka la,hadal hayo ineey ku yimaadaan masuuliyiin ka midda midowgii maxaakiimta dalkaan Iswiidhan iyo kulan lagu soo hadal qaadey arimaha somalia.
- Maxeey ku kala duwan yihiin Lugaha baabuurka, ee xiliga Jiilalka. Maxaa Looga baahan yahay baabuur watahan.
- Afka somaliga oo laga walwal qabo inuu siigabab sana hayo. Bare soomaliyeed ayaa aaminsen arinkaas.