CODKA Arbaco 2008-02-06

Barnaamijka maanta waxaad ku maqli doontaan.

Wasiirka waxbarashada oo soo jeediyey in dalka laga bilaabo waxbarashada imaamada muslimiinta, sida wadaadadda masiixigaba ee baadariyada loo tacliin baro.

Cudurka Hiv/Aids-ka oo la sheegey inuu kor u kacey, qaasatan gobolka Skåne.

Instegsjobben, oo laga deyriyey, si loo hagaajiyana wakhti lagu darey.

Soomaalida iyo shaqa la’aanta. Kulan ka dhacey xarunta baarlamanka middaana looga doodayey.

Dhallinyarada iyo maxaa kala heysta masaajidda.