CODKA Khamiis 2008-03-20

Barnaamijka maanta wax yaabaha aad ku maqli doontaan:

  • Muhiimadda ay leedahay taba barka shaqada iyo sideey u kal arkaan niman somaliyeed.
  • Maxuu kula talina hayaa masuul ka hawlgala hayadda shaqo raadisku.
  • Isdhex galka iyo saameenta ay waxbarashadu isku leeyihiin. Maxeey u taagan tahay kalmadda isdhexgali.