
Laanta socdaalka
CODKA Khamiis 2008-04-03
Barnaamijka maanta wax yaabaha aad ku maqli doontaan:
- Laanta socdaalka oo saadaalineeysa in qaxooti gaara haya 25000 oo ruux u baahan yaha tabab barka lasiiyo soogalltiga.
- Go’aamada ay gaartey laanta socdaalku ee ku wajahan qaxooti doonka soomaliyeed maxuu ka xusey dadyoowga laga tiradda badan yahay.
- Ururka isbahaysiga ummadda somaliyeed ee iswiidhan oo guddomiye cusb loo doortey