
Kulankii diina ee Rinkaby
CODKA Arbacada 2008-08-06
Barnaamijka maanta wax yaabaha aad ku maqli doontaan:
- Qaxooti reer falastiina oo laga soo daad gureena hayo xuduudka u dhaxeeya Irak iyo Suriya.
- Dabkii astaanta u ahaa ciyaaraha Olympic oo gaarey dalka Chinaha.
- Shaqo laanta oo ineey sii badato laga walwal qabo dalkan Iswiidhan.
- Culimo u diin soomaaliyeed oo isku qilaafsan su’aalo badan oo diiniya.