CODKA Arbaco 2009.05.06

Barnaamijka maantana waxaad ku maqli doontaan

Sharcigii iibsiga galmada oo toban jirsadey, laguna talo jiro sidii wax looga bedeli lahaa.

Vaayruska cusub, mararka qaarkoodna lagu magacaabo ”Vaayruska doofaarka”, oo la xaqiijiyey in marwo iswiidhish ah laga heley.

Sanduuqa shaqa laaweyaasha ee loo yaqaan A-kassa oo dad badani ee masiibada shaqa la’aantu asiibtey aaney xubin ka aheyn.

Idaacadda leyska daawado ee TV4, oo baaritaan ku sameysey sidii uu u dhacey baaritaankii boliisku ku sameeyeen dilkii Axmed Ibraahim, kuna magac dheeraa Romario.

Doorashadii baarlamanka dhexe ee ururka EU-da oo foodda innagu soo heysa.