Telefoonnada Ericsson oo Magac kale Qaatey

Markii ugu horreeysay muddo iminka ayaa macaga Ericsson aanu ku qorraan doonin kolka telefanno cusub ee shirkaddu soo saarto la suuq-geeyo.
Mar dalka mareeykanka magaalada Las Vegas maanta lagu soo ban-dhigayey carwo telefaneed ee Nooca Xperia S ayaa loogu magac daray telefoonkii ugu horeeyay ee caqliga badan ee Sony.

Bishii oktoobar ayey labada shirkadood ku heshiiyeen in Sony iibsato bar saamiga shirkadda Ericsson kharash gaarsiisan hal milyaard ee lacagta euro-oga.

                                               Kenadid.Mohamed@sr.se