Xasaasiyadda Jaadka oo looga gudbo Muqaadaraad Culus

6:07 min

Gun Rydgren waa madaxa waaxda taakuleeynta iyo daweeynta muqaadaraadka ee ku taala xaafadda kista ee dhacda waqooyiga degmada Istockholm. Laantan ayaa la furay sannad iyo bar ka hor, iyadoona loogu tala galay sidii loogu taakuleeyn lahaa dadyowga isticmaala maandooriyeyaasha ee nawaaxigaa ku dhaqan. Rydgrean ayaa mar aannu xarunta ay ka howl-gasho booqasho ugu tagney aannu wax ka weydiiney iney dadyowga ey taakuleeyaan ey ka mid yihiin dad asal ahaan ka soo jeeda Soomaaliya, isticmaala muqaadaraadka jaadka, maadaama ey nawaaxigaa ku dhaqan yihiin soomaali badan:

                                                                     Kenadid.Mohamed@sr.se