qorshe ajaanibta ku wajahan

4:17 min

Nidaamka cusub ee ciidanka difaaca ayey ku sii wiiqmayaan dadyowga asal ahaan ka soo jeeda waddammada ka baxsan qaaradda Yurub ee ka howl-gala wasaaradda difaaca. Sabaabtaa daraadeed ayay wasaaradda difaacu u bilowday qorshe ay ku doonayso sidii loogu soo jiidan lahaa howlaha ciidanka ajaaniibta asal ahan ka soo jeedda waddammada Yurub ka baxsan, islamarkaana kor loogu qaadi lahaa iyada oo loo adeegsanayo xafiisyada suuqa shaqada Arbetsförmedling in isku dhafka kor loo qaado.

Per-Olof Stålesjö waa madaxa laanta shaqaalaha ee wasaaradda difaaca: