Waskiirka Difaaco wax buu ka ogaa heshiiska Saudiga

Wasiirka difaaca Sweden Sten tolgelfors ayaa la sheegay in uu wax ka ogaa Heshiiska ay hay'ada taqasuska difaaca Sweden FOI la gashay dalka Saudiarabien. Sidaas waxaa lagu sheegay war ay qortay jariirada DN. Tani waxay ka hor imaanaysaa war uu wasiirku u sheegay kaas oo ahaa in heshiis noocaas ah uusan wax ka ogayn.

Warbixintaan cusob ayaa mujinaysa in wasiirka difaaco uu wax ka ogaa heshiiskaan.