
Sawirle: Anna Hållams/Scanpix.
waxbarashada
Waxbarashada dhaqaalaha ee lidata
Badi waxbarashada dhaqaalaha ee shirkadaha ayaa ah qaar aad u liita, sidaasi waxay ku caday baadhitaan ay samaysay hayada Iskuulaadka sare ( Högskoleverket ).
Darasaadkan ayaa waxa lagu ogaaday in 67 dii waxbarashaba ay 25 ka mida ay natiijada shahaadooyinku ay liitaan, halka sideed ka mida oo qudha ay sarayso natiijada waxbarashada ee shahaadooyinkaasi.
Hayada iskuulada ayaa ku hanjabtay in ay sharciga ogolaashaha kala noqonayso hadaanay kor u qaadiin waxbarashada 25-kaas shahaado ee aadka u liita.
TT