Dadyowga Qaata Ceeydha oo Kor u Kacey

Waxaa kor u kacday tirada dadyoowga bulshada ee baahida u qaba ama ku xiran dhaqaalaha kaalmada ee loo yaqaano caydha. Tiradaa ayaa kor u kacday 30% wixii u dhexeeyey sannadihii 2006 iyo 2011, sida ay ku warrantay laanta wararka Ekot ee idaacadda Iswiidhen.