Colombia

Kolombia oo xukun ku riday nin degen Sweden

Nin u dhashay dalka Colombia oo bogga internetka ah ka maamuli jiray dalkan Sweden ayaa maxkamad ku taal dalkaas Kolombia ku riday xukun. Xukunkaas ayaa salka ku haya in u xidhiidh la lahaa jabhada Farc ee ka dagaalanta dalka Kolombia, sidaas waxa xaqiijiyay qaareenka 56 jirkan oo sharciga qaxootinimada ka helay dalkan Sweden sannadkii 2000.

56 Jirkan ayaa la filaya in lagu xukumo xadhig dhan 8-18 sanno oo xadhiga