CODKA 20050427

Barnaamijka maanta waxyaabaha aad ku maqli doontaan waxey kala yihiin:

Qeybta koowaad:

  • Goorma ayaa ugu dambeysa xilliga leyska dooneyo in dib loo celiyo xisaabxirka ”Deklaration”.
  • Dawladaha horumarey oo la xaqiijiyey in aaney fulin ballandhaqaaleedka adduunka saddexaad.
  • Kullan loogu gogolxaareyo taageerada qaxootiga soomaaliyeed ee ku tabaaleysan dalkan Iswiidhen oo ka dhici doona magaalada Istockholm.

Qeybta labaad:

  • Kulan noocaasi ah oo ka dhacey magaalada Borlänge.

Sidaad horeyba nooga barateen waxaan iyaguna meesha ka maqneyn heesihii macaanaa.