CODKA Arbaco 20050504
Barnaamijka maanta waxyaabaha aad ku maqli doontaan waxey kala yihiin:
Qeybta koowaad.
- Shaleyto oo ku beegneyd xuska maalinta warbaahinta madaxa bannaan.
Qeybta labaad:
- Degmada Istockholm oo ey ku badanayaan dadyoowga Afrikaanka asal ahaan ka soo jeeda ee guryo la’aantu heyso.