Guddida dawlada ee fikradaha cusub oo kulmay maanta

Maanta waxaa markii ugu hormaysay kulmay guddida dawlada u qaabilsan fikrada cusub iyo ikhtiraaaca. Guddidan ayaa ka kooban dawlada, wasaarada wax soo-saarka iyo ganacsiga iyo jaamiciyiin

Kulanka ayaa lagaga doodaya sidii Sweden u noqon lahayd waddan wax soo-saar badan. Sida laga soo xiganayo Raysal wasaaraha oo ah gudoomiyaha guddidan.  Guddidan cusub ayaa iyagu soo bandhigi doonin hindisayaal, balse waxay tallooyin siin doonaan wasiirada wasaaradaha dawlada.

samir.dualeh@sr.se