Carl Schlyter ayaa sheegay in la joojin doono heshiiskii Sucuudiga

Carl Schlyter oo ah guddoomiyaha guddida xildhibaanada baarlamaanka u qaabilsan midow Yurub,kana tirsan xisbiga Miljöpartiet.

 ayaa jarii'irddani Di u sheegay in ay Sweden joojin doonto heshiiska wadashaqaynta dhanka milatariga ah ee ay lahayd dalka Sucuudiga. Carl waxa uu sidoo kale idaacadda TT u sheegay in ay Sweden jabin doonto heshiiskaasi, taasi oo ka dhigan in aan la sii wadi doonin ama aan wax laga beddeli doonin. Laakiin dhinaca kale, raysalwasaaraha Sweden Stefen Löfven ayaa idaacadda TT u sheegay in isaga iyo wasiiraddiisa arrimaha dibaddu isu raaceen in heshiiskaasi wax laga beddelo laakiinse aan la joojin.

Xigasho: TT, Di