Cilad dhanka intarnatka ah oo soo wajahday deegaanka Pajala

Dab shalay ka kacay dhisme ku yaalla deegaanka Pajala ayaa sababay in ay ciladi ku timaado adeegyada dhanka intarnatka.

Sida ay baahisay idaacadda P4, dabkan ayaa ka kacay dhismo ay warshadi ku taallo.

Xigasho: Ekot