Sharci doonka oo ku yaraaday Sweden

Dad ka yar intii la filanayey ayaa Sweden ka soo radsaday sharci, sidaas waxa soo qoraay warbixiin xafiiska socdalka ee Migrationsverket soo qortay.

Sababtu sweden uga soo radsaan sharciga ayaa ah in dadka sharci doon ka ah badankood waddanka Jarmalka u tagaan sharciyadda, taas o ka timid in sweden wakhti badaan ku qaadata in ay gudagashoo kiisaska magangelyo doon ka ah iyo dibumideeynta qoysaska ee heyadda socdalka.

ISHA/TT