
Dhimista Cashuurta iyo Bangiga-dhex
Cashuurta ugu mihiimsan ee bandhiga uu ku hago dhaqaalaha waddanka ayaa waxa hoos loo dhigey inta u dhaxaysa 0.1 ilaa 0,35 sida ku sheegay warsaaxafadeed Stefan Ingves.
Cashuurta ugu mihiimsan ee bandhiga uu ku hago dhaqaalaha waddanka ayaa waxa hoos loo dhigey inta u dhaxaysa 0.1 ilaa 0,35 sida ku sheegay warsaaxafadeed Stefan Ingves. Bangiga dhexe ayaa sheegaya in go’aankani ku salaysan yahay sicir bararka oo kor u kacay iyo xaalada dhaqaale Iswiidhan
sidoo warwarka laga qabo samaayta ay ku yeelan karto xaalada dhaqaale wadanka Giriiga. Sidoo lacagata Iswiidhan ee Karon ka ayaa noqotay mid awoodeedu fiicnaatay ilaa markii waxa laga badalay dulsaarka bishii April, waana in lacagta qiimaheeda la ilaaliyaa si sicir bararku u ahaado mid marwalaba ah boqolkiiba 2.
Isha: TT. Ekot