Khamri Cabista oo ka Yaratay Dhalinyarada

Internet ka oo yareeyay cabida khamriga ee dhalinyarada. Sida ay sheegtay rayi ururinta hay’ada CAN oo arimahan ka shaqaysa,

aradayda dhigata fasalka 9aad ayaa laga soo bilaabo sanadkii 1970 waxa uu marayaa meeshii ugu hooseysay tirade dhalinyarada ee cabtay. Waxa sannadkii inaga dhaafay cabay sida ay warbixintu sheegayso in kayar kala badh ardayda dhigatay fasalka 9aad oo ah boqolkiiba 40%.

Anna Englund oo ka mid ah cilimibaadhayaasha CAN ayaa tidhi waxaan aragnay in uu hoos u dhacay dhamaanba isticmaalka daroogadu ilaa sannndkii 2000. Way adagtahay in la ogaado sababta runta ah eek a danbaysa , lakiin soo jeedin ayaa waxay odhanaysaa in dhalinyaradu ku lumiyaan wakhtigooda inta badan aalada internet ka ioy goobaha bulshadu ku kulanto ee internet sidoo Games lagu ciyaaro online ka.

Isha: SvD

Istahil.aideed@sr.se