Dooda ka socota xaafada Tensta

5:48 min

Shirkada guryaha Svenska Bostäder oo qoysaskii xaafada Tensta ku nool dib u habeyn awgeed guryaha uga saartay ayaa sheegtay in reerahan la dajin doono albeerko amba hotello meel ku gaadh ah.

Helen Larsson oo qaybta saxaafadda u qaabilsan Svenska Bostäder ayaa cadeysay in aneyn surtogal ahin in reerahan ku soo laabtan guryahooda marka la hagajiyo, madama u sharciga guryaha sheegay in qof kasta xaq u leeyahay in u guryahan codsado, wa in familiyaddani layn cusub u staagan.