Sharci Khasbaya Kammunada

Tirade caruurta aan walidkood la socon ee kaligood yimaada Iswiidhan isla markaana dalbada magangalyo doonka ayaa aad u soo batay.

 Hay’ada socdaalka ee Iswiidhan hore umay isticmaalin sharciga ku khasbaya in Kommunadu ay ku khasbanyihiin in ay qaabilaan caruurta kali socodka ah.  Bilowgii sannadkan aan ku jirno ee 2015 ayaa 4.544 caruur ah yimaadeen Iswiidhan iyagoo magangalyo doon ah. Ilamaha kalisocodka ahi waa ka da’adiisu ka hoosayso 18 jir yimina Iswiidhan isgo kaligii ah oo raadsanaya deganansh walid iyo cidkale oo ka masuul ahna aanay  la soconon. 

Caruurta ugu badan waa wiilal, iyagoo intooda badan ay ka yimadaan wadamada Afghanistan, Eritrea iyo Soomaaliya. Halka boqolkiiba 15 kaliya caruurta kaligood yimaada Iswiidhan ay yihiin gabdho.

Isha: Svt