
KD oo go'aansaday in heshiiskii diseembar laga noqdo
Kulankii sannadlaha ee u socday xubnaha xisbiga Kristendemokraterna (KD) ayaa lagu go'aamiyay in xisbigu uu di buga laabto heshiiskii ey bishii diseembar ee sannadkii 2014 wada gaareen toddobada xisbi ee ka mid ah siddeeda xisbi ee xubnaha ku leh baarlamanka , marka laga reebo xisbiga SD.
Kulankaasina oo loogu magac daray "Heshiiskii diseembar - decemberöverenskommelsen (DÖ). Iyadoona mar cod loo qaaday ey guushu ku raacday garabkii heshiiska ka soo hor-jeeday
189 cod, halka uu garabkii taabacsanaa oo uu maamulka xisbiguna ka mid ahaa ey heleen 89.
Isha/ Ekot