Madaarka Göteborg oo la xidhay

Qeeyb ka mid ah madaarka Landvetter ee magaalada Göteborg ku yaala ayaa la xidhay madama laga shakiyay baco caag ah.

Booliska ayaa hadda baadhaya madaarkan. Tan ayaa keentay in la xidhay gadiidka baabuurta ee madaarkan ku soo socda.



Isha/TT