Qaraxyadii Barugsel iyo weerarkii Puntland ee Al-shabaab

4:55 min

Wakiilka Puntland ee waddammada dhaca waqooyiga Yurub ayaannu wax ka weeydiinney fikirka uu ka qabo dhacdooyinkii goobahaasi kala duwan.