Sweden waa waddanka ey ugu badan yihiin hablaha gudan

5:22 min

Kulan maanta ka qabsoomay faras-magaalada Stockholm oo looga hadlayey xaaladda gudniinka hablaha ayay goob joog ka ahayd Samiya Jaamac oo xubin ka ah uruka haweenka ee Caraweello.