Wareeysi aan la yeelanney qoraa Saciid Jaamac

21 min

Magaalada Stockholm oo uu ku sugan yahay qoraaga Saciid Jaamac oo sheekooyinkiisu ey ka mid yihiin sheekadii Dalmar ayaey suurtagal noo noqotey in aannu wareeysi la yeelanno annaga oo ku sugan xaafad.