Naadiga Ullevi oo hantay da' yar hibo u leh oraddada

5:53 min

Goobo ey ka mid yihiin magaalada Göteborg ayey ka soo baxeen dhallaan soomaaliyeed oo hibo u leh oraddada, hase yeeshee ey dhibaato ka heysataa naadiga tababarka siiya ee Ullevi sidii ey ku heli lahaayeen taageerada waalidka.