
Musharrixiinta Björn Söder, SD iyo Kerstin Lundgren C ee jagada ku simaha saddexaad ee af hayeenka baarlamanka. sawir: TT
Åkesson oo ka xun inaan Söder loo dooran ku simaha labaad
Kolkii uu Björn Söder, SD ku guuldarreeystay tartankii jagada ku simaha labaad ee af hayeenka baarlamanka ayuu xisbigiisu u soo sharraxay tartanka ku simaha saddexaad ee af hayeenka baarlamanka, middaasina oo ay horay ugu taagnayad Kerstin Lundgren oo ka tirsan xisbiga Centerpartiet.