Afahayeenka oo mar kale isugu yeeray hoggaamiyeyaasha xisbiyada

Af hayeenka baarlamanka Andreas Norlén ayaa mar kale ku baaqay inuu la kulmi doono hoggaamiyeyaasha xisbiyada talaadada foodda innagu soo heeysa bishuna tahay 2-da oktoobar.

– Waxaa caddaatay in aan heshiis lagu aheyn habka wax u sii socon doonaan, sida uu sheegay Norlén, sida uu qoray war laga soo xigtay wargeeyska Dagens Nyheter.

Jadwalka iyo saacadda kulammada:

09.30 Socialdemokraterna
09.55 Moderaterna
10.20 Sverigedemokraterna
10.45 Centerpartiet
11.10 Vänsterpartiet
11.35 Kristdemokraterna
12.00 Liberalerna
12.25 Miljöpartiet