Yaa sanadkan heli doona abaalmarinta nabadda Nobel?

Maanta ayaa Oslo saacadda 11-ka looga dhawaaqayaa cidda qaadan doonta abaalmarinta nabadda ee Nobel.

Abaalmarinta nabadda ayaa la saadaalinayaa cidda qaadan doonto. Howlaha sanadkan loo maleynayo in la abaalmariyo waxa ka mida halganka xuquuqda dumarka, madaxbanaanidda saxaafadda, gargaarka qaxootiga ama iskaashiga arktiska.