CODKA 2005-10-16
Barnaamijka maanta waxyaabaha aad ku maqli doontaan waxey kala yihiin.
- Gudoomiyaha baarlamanka dawladda federaalka ee ku meelgaarka ah Shariif Xasan oo ku sugan Lund.
- Qeybtii labaad barnaamijkii taxanaha ahaa ee la xiriirey ilmaha ajnabiga ah oo ku badanaya iskuulaadka khaaska ah.
- Doorashaddii baarlamanka Somaliland oo lagu dhawaaqey natiijadiisii.