CASHARADA INTERNET-KA

Fozi Siid: Aad bey u kordheen dadka nagu xiran

2:17 min

Iyadoo fayruska Corona uu hoos u dhigay kulamada tooska ah ayey arrintaasi ku dhalisay ururka waxbarashada ee xarunta medborgarskolan inuu kordhiyo wacyi gelinta ku baxda aaladda internetka.

Fozi Siid, oo ururka u qaabilsan horumarinta howlaha, ayaa laanta afka soomaaliga u sheegay iney iminka howlahooda wacyi gelinta ku baxaan aaladda internetka.