CAAFIMAADKA ORODKA

Caydiid: qofka orda maskaxdiisu wanaag uun bey ku fekertaa

4:41 min

Kadib markuu cudurka safmarka ee covid-19 keeney in hoos loo dhigo dhaq dhaqaaqa bulshada ayuu Caydiid Ismaaciil Aadan go’aan ku gaaray siduu soomaalida ugu dhiiri gelin lahaa orodka dibedda taasoo lagu yareynayo caafimaad darrada guri iska fadhiga.

Caydiid Ismaaciil Aadan bilaabay inuu Facebook-ga u maro wacyi gelinta bulshada.