SUUQA SHAQADA

Komuunnada oo wax ka dejin doona siyaasadda suuqa shaqada

1:30 min

Waxaa la ogolaaday inay hoggaannada degmooyinku ay hay’aadka gaarka loo leeyahay kula hardamaan saamaynta siyaasadda suuqa shaqaalaha.

Arrintan ayaa ka dhigan in ay degmooyinku door ku yeeshaan suuqa shaqada marka dib u habayn dhinac kasta ah lagu sameeyo howlaha xafiiska shaqada ee Arbetsförmedlingen.

Waxaa hindisahan u guuxdey Wasiiradda Suuqa Shaqada, Eva Nordmark (S).