
Sawirka Acko Ankarberg Johansson (KD) Foto: Henrik Montgomery/TT
Arrimaha Covid-19
Dib u dhac lacag loo qoondeeyey dadka u nugul covid-19
Kooxaha u dhega nugul xanuunka covid-19 ee qaba cudurrada raaga - kariinikada ah ee loo yaqaanno risk group-ka, ee aan sidaa darteed shaqa tegi karin iyadoona laga cabsi qabo in corona la qaadsiiyo dartii ayaa xaq u yeelan doona inay lacago guryohooda ku qaataan wixii ka bilowda 1-da bisha soo socota ee Luulyo.
Ha yeeshee, aaney helo doonin illaa dhamaadka bisha Agoosto. Xildhibaan. Acko Ankarberg Johansson KD, ayaa diiddan.