WAREYSIGII XISBIYADA

Åkesson: Siyaasadda socdaalka uma muuqato mid aan qayb ka noqonno

4:51 min

Axaddii shalay 28-kii juun ayaa albaabbada loo furi lahaa toddobaadkii siyaasadda ee Almedalen, haddii aanay ahayn masiibada corona.

Idaacadda subaxdii ee SR ayaa subaxnimadii axaddii ku wareeysatay barxadda idaacadda hoggaamiyihii ugu horreeyay Jimmie Åkesson, SD.

Qodobbadii wareeysiga:

1.Xaaladda Corona.

2.Siyaasadda mustaqbalka ee socdaalka.

3.Xiriirka SD iyo xisbiyada baarlamanka.