Haraadiyada halista ah

KHATAR: Xafaayado carruureed laga helay kaah-fallo halis ah

0:59 min

Kaah-falka haraadiga nukliyeerka ee loo yaqaan Radio-active-ka ayaa laga helay xafaayado carruureed ku jirey goob qashinka lagu ururiyo oo ku taalla gobolka Västmanland.

Xafaayadahan carruurtan ayay ku maasheeysan yihiin ama lagu qooyey kaadi ay ku dhex jirto maadaadada kaah-falka leh ee Lutetium 177, taasoo uu Akademiska Sjukhuset adeegsado marka la gubayo unugyada kansarka ah.